Faah faahino kasoo baxaya dil goordhaw ka dhacay Suuqa Bakaaraha

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho gaar ahaan qeybta Cabdalla Shideeyaha waxa ay ku dileen nin la sheegay in uu kamid ahaa dadka suuqaasi ka shaqeysta. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in dhalinyaro hubeesan ay toogteen nin Suuqa Bakaaraha ku lahaa goob lagu sameeyo Makiinadaha Cabitaanka lagu shiido, waxaana dilka kadib … Continue reading Faah faahino kasoo baxaya dil goordhaw ka dhacay Suuqa Bakaaraha